Weydii Ambassador Sabtida / The Welcoming Center
About this event
Adults (Ages 24 to 49). Are you an immigrant, refugee or new to the community? A friendly Welcoming Ambassador can connect you to information and resources. This is a drop-in service. Visit the Welcoming Ambassador at the library during this time to get help. To request help online, visit kcls.org/ask-an-ambassador. Reasonable accommodation for people with disabilities is available by request. Email [email protected] at least seven days before the event. Automated closed captioning is always available for online events. Ma tahay soo galooti, qaxooti ama qof ku cusub bulshada? Wakiilka Soo dhawaynta bulshada ayaa waji-furnaan kuugu xidhi kara macluumaadka iyo adeegyada. Kani waa adeeg booqasho. Ku Booqo Wakiilka Soo dhawaynta maktabadda inta lagu jiro wakhtiyadan si aad u hesho caawimo. Si aad u codsato caawimo Khadka ah, booqo kcls.org/ask-an-ambassador. Caawimaadda ku haboon oo loogu talagalay dadka naafada ah ayaa la heli karaa hadii la codsado. Email [email protected] ugu yaraan todoba maalmood ka hor booqashada. Qoraal toos ah oo ayaa had iyo jeer diyaar u ah kulamada khadka tooska ah. This program is made possible by the KCLS Foundation.
Questions & comments
Ask the host anything — replies are visible to everyone.
—